Home About us News English News Articles Contact
Nin-kaad dilin Nin-kaad dagin Nin-kaad dabin u qoolayso, waa laysu kala daadiyaa yuusan kaa didine
XAMAR MIYAA C/HI DIIDAN, MA SIYAASAD XUMAA U DIIDAN, MISE C/HI BAA XAMAR DIIDAN!!
Ogaysiis muhiima oo ku aadan boosas shaqo oo ka banaan Wargeysa iyo Website Puntland Media Network
 
  • Allmudug.org
  • SomSport
  • Bartamaha
  • Garowe Online
  • Jijigawe
  • Radio Gedo
  • Somali Voices
  • Somali Swiss
  • Wariye
  • Halgan
  • NASSNET
  • Dulmane.com
  • Togane.org
  • Waaga Cusub
  • Kilili 5aad
  • Dhagaxtuuri
  • IGAD- Somali
  • Somaliwide.Net
  • SAMADDOON
  • Somali Doctor NT
  • 4somaliwomen
  • AllPuntland
  • Allsomali.com
  • AllDalka
  • Allgedo Online
  • Arhotaba
  • Arlaadi Online
  • Arlaadinet
  • Afgoi.com
  • Awdelnews.com
  • AllSafari (Video)
  • Afrikada Bari
  • Bakaaraha
  • Baafin.com
  • BBC Somali
  • Balcad.com
  • Benadir-Watch
  • Benadir
  • Berlula Online
  • Burtinle  Online
  • Buurhakaba
  • Buulaay
  • BAIDOA.COM
  • Biyo Kulule
  • Codk Somali
  • Galbeed
  • Cadayga
  • Cayaaraha.com
  • Ceelbuurnet
  • Cadaado.net
  • CeelBuur
  • Codka Somalia
  • Bulugleey
  • Dayniile
  • Dhahar
  • Deeyoo
  • DjiboutNet
  • Diinsoor
  • FALSAN
  • Gedonet
  • Gedohomepage
  • Geeska Afrika
  • Goldogobsite.com
  • Goobjoog
  • Gashaamo
  •  
    News Coming in Now: Heavy Deployment of Ethiopian Troops Between Mudug and Galgadud Borders
    Reports Coming in Now Are Saying that a Heavy Deployment of Ethiopian Troops is Being Felt in Between Galgadud and Mudug Regions............
    03 Apr 2008
    Heavy Fighting in Adaddo, Galgadud Region
    An ambush Attack that has Changed into a Heavy Attack has erupted in Adaddo district, Galgadud Region of Somalia between the Government troops and the Islamic Insurgents..........
    03 Apr 2008
    Tacsi Tiiraanyo Leh Halkan Waxaa Ka Gudbinayaa Reer QADAR
    HALKAN WAXAAN UGA TACSIYEYNAYNAA DHAMAAN REER SAALAX HALAC MEEL KASTA OO AY ADUUNKA KA KALA JOOGAAN GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID ALLAHA UNAXARIISTEE HOOYO MARYAM JAAMAC JIBRIIL IYO WIILKEEDII SICIID SAALAX HALAC OO KU GEERIYOODAY SHIL GAADHI ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYNAA MARXUUMADA MARYAM JAAMAC JIBRIIL IYO MARXUUM SICIID SAALAX HALAC IN UU JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO EHELADDII IYO QARAABADOODII IYO ASXAABTII SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO ... AAMIIN... (INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN) ...
    08 Feb 2008
    Tacsi Tiiraanyo Leh..........
    INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN Anagoo ah bahda warbaahinta puntlandmedia network waxaan tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaynaa eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen allaha ha u naxariistee ...
    05 Feb 2008
    Hay'adda Jidadka Nesha ee Puntland ayaa Dhowaan soo Dhamaysay daYactir lagu Sameynayey Wadada isku xirta Laascaanood iyo Garowe.(DAAWO SAWIRADA)
    waddada falidhyaale ee Gobalka sool oo in Muddo ah ay dhibaato xoggan ku qabeen gaadiidka ayaa kamid ah meelihii ugu dambeeyey ee ay hay'adda soo afmeertay waxaana dhowaan si rasmi ah Xarigga uga jaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud...
    04 Feb 2008
    Wafdi Xaqiiqa Raadin ah oo Gaaray Magaalada Kismaayo
    Wafdi Xaqiiqo Raadin ahaa ayaa gaaray Magaalada Kismayo, Waxayna Wafdiga Halkaas kula Kulmeen Rag ka Tirsan Beesha Maamusha Magaalada Kismayo. Warkii oo Faahfahsan.......
    21 Jan 2008
    Mudaharaado Xoogan oo Ka Dhana Lacagta Faalasada ah iyo Kor Ukaca Dollarka Oo Puntland ka Dhacay
    mudaharaado rabshado ayaa dadwaynaha magaalada boosaaso iskugu soo bexeen wadooyinka waawayn ee magaalada....
    16 Jan 2008
    Wefdi ka Socda Hay'ada WFP oo Gaadhay Magaalada Muqdisho
    Wafdi ka socda Barnaamijka Cuntada Aduunka Ee WFP ayaa tagey Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,ayagoo wada hadalo la yeeshay Taliyaasha ciidamada Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya. ...
    16 Jan 2008
    100 Askari oo Booliiska Puntland ka Tirsan oo Tababar Loogu Qaaday Wadanka Itoobiya.
    Cutubo ka tirsan ciidamada booliiska puntland qiyaastiina gaadhaya ilaa 100 askari ayaa maanta tababar la xidhiidha booliiska iyo shuruucdiisa loogu qaaday wadanka itoobiya....
    15 Jan 2008
    Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Maamulka Somaliland oo ka Dhacay Washington
    mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo kala go'a somaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimada ah e washington....
    15 Jan 2008
    Ciidamada Somaliland oo Kaabiga u Saaran Magaalada Garoowe
    war hada nasoo gaadhaya oo la xaqiijiayay ayaa waxa uu sheegayaa in ciidamada maamulka somaliland ayaa saaka...
    15 Jan 2008
    Dagaal Khasaare Ba'an Gaystay Oo Muqdisho ka Dhacay.
    Iska hor imaadyo xoogan oo la isku adeegsaday hubka nooc yadiisa kala duwan ayaa waxa uu kadhacay isgoyska H/wadaag iyo weliba isgooyska bakaaraha ee degmada H/wadaag ee magaalada muqdisho. ...
    14 Jan 2008
    Qaybe Oo Gaadhay Buuhoodle,Iyadoo Xaalad ka Aloosantahay Deegaankaas.
    kadib dagaalkii shalay ku dhexmaray tuulada dhabansaar ciidamada wax iska caabinta SSC iyo kuwa somaliland,ayaa waxaa...
    14 Jan 2008
    COL:Dayr iyo 28 Qof oo la Gaarsiiyay Xabsiyada Burco iyo Dhaqdhaqaaq Xoogan oo Laga Dareemayo Hawdka
    waxaa maanta la gaarsiiyay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer COl:dayr iskatoos iyo 28 askari oo maxbuus ahaan ay ku qafaasheen...
    13 Jan 2008
    Faahfaahinta Dagaalkii DHABANSAAR Ka Dhacay.
    ciidmada somaliland oo kolonyo tikniko ah wata ayaa saaka hiirtoo waaberi ku waaberiistay tuulada dhabansaar oo laascaanood qiyaastii 40 km u jirta. ...
    13 Jan 2008
    Dagaal Ku Dhexmaraya Tuulada Dhabansaar Ciidamo SSC u Dhashay iyo Kuwa Somaliland
    wararka naga soo gaadhaya tuulada DHABANSAAR ee dhanka galbeedka kaga toosan magaalada laascaanood...
    12 Jan 2008
    banaanbixii lagaga soo Horjeeday kala go'a umada soomaaliyeed ee ka dhacay london (DAAWO SAWIRADA)
    waxaa magaalada london caasimada wadanka ingiriiska lagu qabtay banaanbaxyo waawayn oo lagaga soo horjeedo kala go'a soomaalida iyo dadka halganka ugu jira inay dalka soomaaliyeed kala gooyaan....
    12 Jan 2008
    Ra'iisalwasaare Nuur Cadde iyo Qaar Kamid Ah Wasiiradiisa oo Muqdisho Kusii Jeeda
    Raysalwasaaraha Dowlada kumeel gaadhka ah ee soomaaliya nuur xasan xuseen (nuur cadde) iyo qaar kamid ah wasiiradiisa cusub ayaa ku sii jeeda magaalada muqdisho ee caasumada Soomaaliya oo ay ka hawl gali doonaan. ...
    12 Jan 2008
    Madaxwayne Yuusuf oo Baadhitaankii Caafimaad u Dhamaaday Bilaabayna Kulamo Siyaasadeed
    madaxwaynaha dawlda kumeel gaarka ah ee soomaaliya cabdilaahi yuusuf axmed oo dhawaanihii ugu danbeeyay booqasho caafimaad ugu sugnaa wadanka ingiriiska gaar ahaan magaalada london ayaa ay u ...
    12 Jan 2008
    Waa Sidee Xaalada Boosaaso Kadib Dagaalkii Shalay.
    magaalada boosaaso oo degen kadib dagaaladii shalay ka dhacay qaybo kamid ah xaafadaha magaalada....
    11 Jan 2008
    Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21  Next


    Magaca:

    Furaha

    RW Geedi "Ninkii xilkiisa ka taga waa nin cabsaday".Tue-16-Oct-2007
    Xaabsade Doraad Hargeysa,Shalay Garoowe,Maanta Hargeysa, Saadanbe Halkee?‏
    Nin La Sugayoow Adna Yaad Sugaysaa
    Isqadariya oo wada tashada oo qawlka ku heshiiya(Boocame.3)
    guuto kowaad: huuno wagash iyo horgalada wada wado uma hayo‏
     
     
    Copyright © Puntland Media Network- All Rights Reserved