Home About us News English News Articles Contact
Nin-kaad dilin Nin-kaad dagin Nin-kaad dabin u qoolayso, waa laysu kala daadiyaa yuusan kaa didine
XAMAR MIYAA C/HI DIIDAN, MA SIYAASAD XUMAA U DIIDAN, MISE C/HI BAA XAMAR DIIDAN!!
Ogaysiis muhiima oo ku aadan boosas shaqo oo ka banaan Wargeysa iyo Website Puntland Media Network
 
  • Allmudug.org
  • SomSport
  • Bartamaha
  • Garowe Online
  • Jijigawe
  • Radio Gedo
  • Somali Voices
  • Somali Swiss
  • Wariye
  • Halgan
  • NASSNET
  • Dulmane.com
  • Togane.org
  • Waaga Cusub
  • Kilili 5aad
  • Dhagaxtuuri
  • IGAD- Somali
  • Somaliwide.Net
  • SAMADDOON
  • Somali Doctor NT
  • 4somaliwomen
  • AllPuntland
  • Allsomali.com
  • AllDalka
  • Allgedo Online
  • Arhotaba
  • Arlaadi Online
  • Arlaadinet
  • Afgoi.com
  • Awdelnews.com
  • AllSafari (Video)
  • Afrikada Bari
  • Bakaaraha
  • Baafin.com
  • BBC Somali
  • Balcad.com
  • Benadir-Watch
  • Benadir
  • Berlula Online
  • Burtinle  Online
  • Buurhakaba
  • Buulaay
  • BAIDOA.COM
  • Biyo Kulule
  • Codk Somali
  • Galbeed
  • Cadayga
  • Cayaaraha.com
  • Ceelbuurnet
  • Cadaado.net
  • CeelBuur
  • Codka Somalia
  • Bulugleey
  • Dayniile
  • Dhahar
  • Deeyoo
  • DjiboutNet
  • Diinsoor
  • FALSAN
  • Gedonet
  • Gedohomepage
  • Geeska Afrika
  • Goldogobsite.com
  • Goobjoog
  • Gashaamo
  •  
    Maalin Waliba Waa Kow Wakhtiguna Ma Kaadsado
    Xaaladaha colaaded ee ka alosan degaanada ssc waxay u muqdaan kuwo isa sii taraya, nin booli haysta iyo kii ay baadidu ka maqneyd oo bilaawihisa afeysanaya, dhab ahaana ma muuqato ifafaale nabadeed oo lagu baajin karo dhiig halkaasi ku daata, hadaba inteynaan eegin bal cida ay ku xidhan tahay in ay baajiso dagaal halkaasi ka dhaca aynu eegno sida looga hadlay dhibka mesha ka tagan ...
    05 Jan 2008
    Tahniyad Aroos
    Hanbalyo Meher iyo Arooska Mudane C/qaadir saleebaan Cismaan iyo Marwo Amiiro C/laahi Saalax Oo ka Dhacay Caasimada Kenya...
    18 Dec 2007
    Xaabsade Doraad Hargeysa,Shalay Garoowe,Maanta Hargeysa, Saadanbe Halkee?‏
    toban sano oo xaabsade uu moogaa halkii uu shalay sheegay in laga sheegtay ayuu maanta dib isu sii taagay,dad badan , baa malahayga is waydiinaya sababta afka logu hayo xaabsade oo midiidnka kalewax loga sheegi waayey, taai waa cadahay raga kale hore ayay badheedhahoda u cadeysteen hore ayay isu dhiibeen laakiin waxa la isweydiinayaa xaabsade doraad hargeysa ayuu jiray, soomaliland waa muqadas ayuu hadalkisu ahaa, shalay garoowe ayuu ku sugnaa midnimada somaliweyn waa muqadas ayaa warkiisu ahaa, somaliland waa la iga sheegtay ayuu raaciyey, maanta waa hargeysa dalkii waan idiin qabtaye ducdeyda i siiya weye doodu. hadaba anigu xaqiiqdii lama yaabani xaabsade,waxaansela yaabanahy xaafadaha uu isga dabqaadyo ee maalinba uu qolo la jiraa sidee u aamini doonaan muxuuse noqondoonaa masiirkiisa siyasadeed. run ahaantii mayara raga aaminsan haynta jeebka, waxkalesa aan,lasoo marsiin karin,sida hadba ay wax u helaan iyo halka mushar badan ayay wasiir iyo masuulba ku yihiin. ...
    14 Dec 2007
    Nin La Sugayoow Adna Yaad Sugaysaa
    Hardanka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Maamuladda Soomaalidiidka iyo Maamul gobaleedka Puntland mudda Sideeda Sanadood ah, ayaa waxa uu sababay in ay ku baro kacaan isla markaasna ay ku hoy beelaan Dad kor u dhaafaya 50,000 oo qof oo aan waligood ka barakicin aqoona sida loo qaxo, sida ay soo gudbiyeen Haayadaha Xaquuqadda Aadamaha ee ka hawl gala Deegaanadda SSC...
    20 Nov 2007
    Isqadariya oo wada tashada oo qawlka ku heshiiya(Boocame.3)
    Nabadgalyada ilaah ha idiin ahaato dheehdayaal,Taariikh ka waayo-waayanteed,tusaalayn iyo tilmaamid,god-daloolooyinka awdidood iyo inta quman oo hadalka laga qaato waa qaslado haddii la abaaro midho dhalinkara. Hadiise dhalanrog loo quudho duuga tiilooyinkana la taariikh habaabiyo, tusaalayntana farfiiq loobedelo, boholona la isu qodo oo hadalka inta xun laga miirto waa hubaal in ay madaluf uun tahay. ...
    17 Nov 2007
    Yaa qaban kara xilka raysulwasaaraha DFKM?
    Todobaadyo muran iyo is qabqabsi Siyaasadeed oo hadheey wax qabadkii iyo Siyaasadda DFKM ayaa waxaa soo gabo gabeeyey Proff Cali Maxamed Geeddi ka dib markii uu xilka Raysulwasaarenimadda iska casilay iyada oo ay ku qal qaaliyeen Beesha Caalamku iyo Dawladd Itoobiya gaar ahaan Wasaaradda Arimamaha Dibadda ...
    09 Nov 2007
    Murugadu Waa Meerto Aan Majlis lahayn Maalinba Reerbay Marti u tahay Kolkaasay Dhafar iyo Baroor Dhaxalsiisaa!!!
    Sadex Sano kadib ayuu markale mudh ka soo yiri Shaasha aljaziira shiikh usama Binu Ladin oo in buush u badinayey in mudo aan dhawayn uu ifkaba wadaadku kaafuraqay markiise isaga oo jooga Australia uu aljaziira ka dheehday wadaadkii oo Gadh soo madoowaystay Toban sanona kayar dadiisii ayuu madax waeyne George W Bush hubanti ka dhigay waasida hadalka uu dhigaye in ay soo muuqatay caalamad muujinaysa in lagu dul nool yahay duni khatar ku jirta iyadoo ay ayaa damacu yahay in moogan aynu aynu dhugano tasaawiirta iyo macluumaad kooban oo ku waajahan dhacdadaas. ...
    08 Nov 2007
    Agoonta Maanta iyo Agablaawayaasha haysta!
    Ilma yar oo asagoon qaangaarin,caqlisan islamarkaasna ka adkayn inuu helo wixii aabbihi ugu fillaa ayaa loogu yeeraa Ereyga (Agoon). Inkastoo haddana qof walba oo Odaygii dhalayi dhintay ladhoho waa Agoon. ...
    23 Oct 2007
    Dhooftaye Maxaa ka dhaba? (qoomiyadda Soomaalidda ee qurbaha Joogta).
    Tan markii ay bur burtey Dowladdii Dhexe ee Soomaaliye ee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed siyaad barre , ayaa waxa uu wadanka Soomaaliya Galay Marxalad Adag taas oo wadanka soomaaliya u kala qaybisey gobol gobol isla markaasna ay Meelkasta oo soomaaliya ka mid ah ay ka dhacayeen Dagaalo sokeeye kuwaas oo ay ku hoobteen kumayaal iyo Kumayaal soomaali ah , Dagaaladdaas ayaan ilaa Maanta Taagin wallow aysan siddiii ay sagaashameeyaddii ahayd aysan ahayn oo Gobollo wadanka ka mid ah ay Nabadd yihiin sida somaliland ,Puntland iyo kuwa kale,...
    19 Oct 2007
    Shakhsi noocee ah ayaa noqon kara Hoggaamiye?.
    Haddaba Su’aasha Miiska iisaaran oo ii martiya ayaa waxay tahay, Waa kuma Qofka noqon karaa Hoggaamiye? Ruuxu ma isagoo Hoggaamiye ah buu dhashaa Mise Waaya-aragnimo iyo Aqoon kororsi dheeraada kaddib ayuu Hoggaamiye Noqdaa?. ...
    19 Oct 2007
    Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21  Next


    Magaca:

    Furaha

    RW Geedi "Ninkii xilkiisa ka taga waa nin cabsaday".Tue-16-Oct-2007
    Xaabsade Doraad Hargeysa,Shalay Garoowe,Maanta Hargeysa, Saadanbe Halkee?‏
    Nin La Sugayoow Adna Yaad Sugaysaa
    Isqadariya oo wada tashada oo qawlka ku heshiiya(Boocame.3)
    guuto kowaad: huuno wagash iyo horgalada wada wado uma hayo‏
     
     
    Copyright © Puntland Media Network- All Rights Reserved